Nagu Saabsan

Idaacadda Hiddo waa hoyga ilaalinta dhaqanka iyo hiddaha soomaalida wixii ka dambeeyey dagaaladii sokeeye waxaa sii burburayay dhaqankii iyo Hidihii ay lahayd soomaaliya waxaana dadku ku wareereen dhaqamo shisheeye oo kala duwan.
Hirka FM ee Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaad naga Dhageeysan kartaa 98.50Mhz ama Aalada Internet ka ee www.hiddoradio.com

Hiddo Idaacadda Hiddo waa hoyga ilaalinta dhaqanka iyo hiddaha soomaalida wixii ka dambeeyey dagaaladii sokeeye waxaa sii burburayay dhaqankii iyo Hidihii ay lahayd soomaaliya waxaana dadku ku wareereen dhaqamo shisheeye oo kala duwan.