Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta dagmada hodan

Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada muqdisho. jugta qaraxa ayaa laga maqalay  badi dagmooyinka gobolka banadir.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya inuu qaraxu yahay mid loo adeegsaday gaari inkasta oo aan laxaqiijin karin nuuca qaraxu uu ahaa.

Wararkuna waxay sheegayaan in qaraxu  ka dhacay xarunta dagmada hodan. inkasta oo aan  la,ogeen qasaaraha qaraxa uu dhaliyay.

wixii sookordha lasoco